Musliminta reer Danmark oo deeq lacag iyo xoolo nool gaarsiiyey Agoonta Xanaano

http://www.codkamudug.com/daawo-sawirada-walaalaha-islaamka-ee-ku-nool-danmark-oo-deeq-gaarsiiyay-dad-isugu-jira-agoon-iyo-dad-naafo-ah-oo-ku-nool-gaalkacyo/

Hayadda Xanaano In ka badan 100 Caruur Agoon ah oo ku nool Cadaado siisay Zakatulfidri

Deeqdani oo isugu jirtay  Bariis, Sonkor iyo Timir ayaa maanta loo qaybiyay in ka badan 100 ka mid ah Caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud Read the rest of this entry »

Boqalaal Agoon ah oo Galkacyo loogu Qeybiyay Raashin Zakaatul Fidriya(Sawiro)

Hayadda Xanaano oo Ciidul Fidriga u qaybisay Boqalaal Agoon ah oo ku nool magaalooyinka Galkacyo, Cadaado, Bandiirayleey iyo Dhuusamareeb Read the rest of this entry »

Shir sanadeedkii Hayada Xanaano oo ka dhacay Oslo by Warcusub.com

Read the rest of this entry »

shir sannadeedka Hay`ada Xanaano Oslo

Read the rest of this entry »

Hayadda Xanaano oo Maanta dhagax dhigtay Xarunta Agoonta ee Soomaaliyeed

Gudoomiyaha hayadda Xanaano u qaabilsan arimaha Soomaaliya marwo Xabiibo Kofurow iyo masuul ka socday haydda Xanaano ee wadanka Norway laguna magacaabo Axmed Oriye  ayaa Maanta dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Agoonta Xanaano, munaasabad gaaban ayaa ka dhacday duuleedka bari, halka loo yaqaano New Gaalkacyo ama Gaalkacyadii Cusbeyd Read the rest of this entry »

HAY,ADDA XANAANO ee Norway OO DEEQ FIDRO gaarsiiyay Agoonta ku dhaqan Somalia +Sawiro

Ururka Xanaano ee Norwey oo Maanta Deeq Fidro ah Gaarsiiyay Agoonta ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo.

 

 

 

 

 

 

Read the rest of this entry »

Clander Rabadanka 2012

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Guryaha midka ugu khayrka badan  Qiso cajiib ah halkaan ka aqriso Read the rest of this entry »

Hayada Xanaano oo soo bandhigtay waxqabadkeeda soona jeedisay codsi

 

 

 

 

 

 

Hayada Xanaano oo soo bandhigtay waxqabadkeeda soona jeedisay Codsi.

Hayada Xanaano ayaa waxay ku guulaysatay inay 60 agoon ah oo da’doodu u dhaxayso 10 ilaa 15 jir quudiso waxbarashana siiso. Maamulka hayada Xanaano ayaa iyaga oo u waramaya Warcusub Media waxay sheegeen inay bilaabeen xanaanada agoonta 2008dii.

warkii oo fahahsan iyo video halkaan ka sii aqriso Read the rest of this entry »

Zakatul Fitri 2011

Hay’ada Xanaada Agoonta Soomaaliyeed oo  Fidro u qaybisay Dadka ku dhaqan Magaaladda Gaalkacyo.

Dad aad u farabadan oo iskugu jira Haween iyo Caruur Ayaa maanta loo qaybiyay Fidro, taasi oo iskugu jirta Bariis iyo Timir, Ayadoona Fidradaan ay soo dhiibeen Hay’ada Xanaanada Agoonta Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Wadanka Norwey.

sii aqri Read the rest of this entry »